Sidaad u sameeyneyao
* 4 xabo ukun
* 200 gram sokor
* 1 tsp vanilla
* 200 gram bur
* 1 tsp faxiso/baking powder
* 100 gram caano
Caanaha korka looga shubaayo
* 410 gram eveborated milk
* 200 gram sweetened condensed milk
* Qorfo
* Dhaga yare
* Heeyl
Kor uga sharax
* 300 gram double cream/ whilping cream
* 2 qaando wa weeyn sokor shiidan
* Qorfo shiidan
* Strawberry
* Ubax qalalan